MyHalwad

Welcome to MyHalwad, a destination for Somali Themed Cuisine

How to Prep Freeze Somali Flatbread aka Sabayad Sida Loo Diyaariyo oo Loona Barafeeyo

Gurigeyga waa laga jecelyahay sabaayada, sida dadkeen badankiisi ay ugahelaan. Laakiin wakhtibadan ayay qaadataa, marka aadan wakhti heyin na ma fududa in lasameeyo. Marka waxaan idinla wadagayaa sida aan u udiyaarsano sabaayada (maalin ayaan tijaabiyay, waana ka helay siday ku soo baxday) Sabaayada intaad kahelikartaa sida loo sameeyo https://myhalwad.com/2016/05/23/sabaayad-somali-flatbread/ Talaabooyinka: Sabaayada xash, kuus kuus, fidi, saliid mari, laablaab, sida sabayada loo sameeyo. soo qaado saxanka buskudka lagu dubo/foorneeyo, ama saxan […]

Continue Reading →